Maxay tahay caqabada baajisay fadhigii golaha Wakiillada

๐—š๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ ๐—น๐—ฎโ€™๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—พ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† maanta.

Fadhigii saaka ee golaha wakiilladda Somaliland ayaa saaka baaqday, kadib markii koramka golahaasi buuxsami waayay.

Koramka golaha ayaa sida qaalibka ah ku buuxsama, 42 mudane oo ka mida 82 xildhibaan ee golahaasi ka kooban yahay.

Fadhiyada golaha wakiiladda ayaa maalmihii u danbeeyay u furmi waayey kooram laโ€™aan.

Xildhibaan Cabdikariim Meecaad oo xarunta golaha warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in fasaxa mudaneyaasha oo aan isu dheelitrinayn ay qayb ka tahay koram laโ€™aanta golaha.