Maxaa ka soo baxay Shirka Madaxdhaqameedka iyo Guddida Hoodaale ee Beelaha Sacad Muuse ?Daawo

Shir beryahan u socdey Gudiyada Hoodaale, salaadiinta, Ugaasyada, Boqorrada, mid ka mida Beelaha Dega Somaliland ayaa lagu soo gabagabeeyay Hotel Baraar ee magaalada Hargaysa, iyadoo ujeedada shirkana ay ahayd horumarinta danahooga iyo guud ahaanba wanaaga iyo horumarka dalka Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAAL: