MAXAANU U AASAASNAY GOBANIMO NEWS
Ujeedada ugu weyn ee Gobanimonews loo abuuray, waa inay Bulshada Somalida iyo kuwa kale ee dunida ku kala nool u soo gudbiso dhacdooyinka gudaha iyo kuwa caalamiga ah ee taabanaya qof kasta oo ka mida Akhristayaashayada.
Maaha oo kaliya hadafkayagu inaanu warar amase dhacdooyin maalinle ah idiin soo gudbino, balse waxa naga go’an inaad wakaaladan ka heli doonto Macluumaad kala duwan oo ku saabsan Aqoonta Diinta, Cilmiga Maadiga ah, Taariikh, Suugaan, horumarinta adeegyada Ganacsiga, shuruucda Caalamiga ah iyo kuwa Maxaliga ah.
Xarunta guud ee Gobanimo news Agency waxay ku taala Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland , waxaanay wakiilo ku leedahay, shanta qaaradood ee aduunka.
Gobanimo News Agency
Saleban Cabdi Cali, Editor in Chief

Contact Details

Gobanimo News Agency
26 Avenue, Hargeisa, Somaliland

(063) 422-9772 (main number)
Email: editor@gobanimonews.net

About us

Wakaalada Wararka ee Gobanimo waa Hay’ad Warbaahineed madaxbanaan oo idiin soo gudbin doonta Wararka iyo dhacdooyinka Caalamka guudkiisa ka dhaca iyo Mucluumaad kale oo muhiim ah.

Send us a message!

    LATEST NEWS

    Dahabshiil: Somtuna Factory officials received a delegation from FCDO who paid...

    Somtuna Factory officials received a delegation from FCDO who paid a visit to the factory in Berbera. The delegation and Somtuna discussed the role...