โ€œ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฏ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—พ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜‚ ๐—ต๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผโ€ฆโ€wasiirka Dastuurka

๐—›๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—” -(GNA)Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland ayaa bogaadiyay wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha.

Wasiir Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, ayaa wasaaradda ciyaaraha JSL ku bogaadinay shaqada ay Qaranka u hayso, gaar ahaana arrimaha horumarinta dhalinyarada.

Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, waxa uu sidan ka sheegay hadal uu ka jeediyay Kulanka dib u eegista Siyaasadda Horumarinta Dhalinyarada.

Kulankaasi oo maanta magaada Hargaysa ka furmay waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland.