Bilayska Somaliland oo faahfaahin ka bixiyey Khasaarihii ka dhashay Mudaharaadka

Saraakiisha Booliska Somaliland ayaa ka hadlay khasaaraha mudaharaad ka dhacay qaar kamida magaalooyinka dalka, kaasoo ay abaabuleen xisbiyadda mucaaridka oo dalbanaya in doorashada madaxtooyada la qabto 13 bisha November.

Halkan ka Daawo Muuqaal: