Wararkii u Dambeeyey Bilayska Somaliland oo faahfaahin ka bixiyey Khasaarihii ka dhashay Mudaharaadka By GNA - August 11, 2022 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Print Saraakiisha Booliska Somaliland ayaa ka hadlay khasaaraha mudaharaad ka dhacay qaar kamida magaalooyinka dalka, kaasoo ay abaabuleen xisbiyadda mucaaridka oo dalbanaya in doorashada madaxtooyada la qabto 13 bisha November. Halkan ka Daawo Muuqaal: