Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo ka hadlay burburka wadahadalladii u socday Mucaaridka iyo Xukuumadda

Siyaasi  Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo kamida hogaanka Xisbiga WADDANI, ayaa eeddeymo u jeediyey madaxweynaha dalka Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku tilmaamay hogaamiye gardiid ah.

Halkan ka Daawo Muuqaal: