Siyaasi Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo kamida hogaanka Xisbiga WADDANI, ayaa eeddeymo u jeediyey madaxweynaha dalka Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku tilmaamay hogaamiye gardiid ah.
Home Wararkii u Dambeeyey Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo ka hadlay burburka wadahadalladii u socday Mucaaridka iyo...