Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasadda ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay diwaangelinta Ururrada siyaasadda ee cusub, waxaana ilaa hadda isdiwaangeliyey sagaal Urur Siyaasaddeed.
guddida oo shaqada bilaabay todobaadkii la soo dhaafay, ayaa ururrada isdiwaangeliyey u qaybiyey Foomamka iyo hagayaasha nidaamka la marayo.
Afhayeenka guddida oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay inay shaqadu si fiican ugu bilaabantay.
Halkan ka Daawo Muuqaal: