Sagaal Urur siyaasaddeed oo iska diwaangeliyey guddida diwaangelinta Ururrada iyo Asxaabta Qaranka

Guddida Diwaangelinta Ururrada Siyaasadda ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay diwaangelinta Ururrada siyaasadda ee cusub, waxaana ilaa hadda isdiwaangeliyey sagaal Urur Siyaasaddeed.

guddida oo shaqada bilaabay todobaadkii la soo dhaafay, ayaa ururrada isdiwaangeliyey u qaybiyey Foomamka iyo hagayaasha nidaamka la marayo.

Afhayeenka guddida oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay inay shaqadu si fiican ugu bilaabantay.

Halkan ka Daawo Muuqaal: