Xukuumadda Somaliland, ayaa iclaamisay Salaad roob-doon ah maalinta Isniinta ee Beri
Wasiirka diinta iyo Awqaafta Sh. Cabdirisaaq Albaani, ayaa bulshada ku dhaqan gobolada u soo jeediyey inay isugu soo baxaan Salaada roob-doonta ah.
Halkan ka Daawo Muuqaal: