Wararkii u Dambeeyey Somaliland oo iclaamisay Salaad Roob-doon ah Maalinta Isniinta By GNA - April 24, 2022 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Print Xukuumadda Somaliland, ayaa iclaamisay Salaad roob-doon ah maalinta Isniinta ee Beri Wasiirka diinta iyo Awqaafta Sh. Cabdirisaaq Albaani, ayaa bulshada ku dhaqan gobolada u soo jeediyey inay isugu soo baxaan Salaada roob-doonta ah. Halkan ka Daawo Muuqaal: