Golaha Wakiillada oo loo diray wargelin muhiim ah

War qoraal ah oo uu soo saaray guddoomiyaha golaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa mudaneyaasha lagu war geliyey in wakhtigii fasax loogu daray muddo saddex usbuuc ah.