Wararkii u Dambeeyey Golaha Wakiillada oo loo diray wargelin muhiim ah By GNA - April 14, 2022 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Print War qoraal ah oo uu soo saaray guddoomiyaha golaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa mudaneyaasha lagu war geliyey in wakhtigii fasax loogu daray muddo saddex usbuuc ah.