Geel la dhacay 65 sano ka hor oo loo celiyay dadkii lahaa. Cali Kaahin oo ah Nin Xoolo dhaqato ah oo kasoo jeeda deegaanka Yoocaale e gobolka Jarar, ayaa maanta Iska Wareejiyay geel uu dhacay 65 Sanadood ka hor. Geela uu dhacay ayuu ku wareejiyay dadkii lahaa oo kasoo jeeda Xarshin. Guddoomiyaha gobolka Jarar iyo odayaasha deegaanka ayaa goobjoog ahaa markii la wareejinayay geelaasi lakala dhacay. Ramadaantu waa fursad wanaagsan oo muslimiintu ay sixi karaan khaladkooda

Cali Kaahin oo ah Nin Xoolo dhaqato ah oo kasoo jeeda deegaanka Yoocaale e gobolka Jarar, ayaa maanta Iska Wareejiyay geel uu dhacay 65 Sanadood ka hor.

Geela uu dhacay ayuu ku wareejiyay dadkii lahaa oo kasoo jeeda Xarshin.
Guddoomiyaha gobolka Jarar iyo odayaasha deegaanka ayaa goobjoog ahaa markii la wareejinayay geelaasi lakala dhacay.

Ramadaantu waa fursad wanaagsan oo muslimiintu ay sixi karaan khaladkooda.