Itoobiya oo diiday Shirka IGAD sababtana sheegtay

Dawladda Itoobiya ayaa ka cudur daaratay inay ka qaybgasho shirka Urur-gobolleedka IGAD oo loo asteeyey 18 Bishan inuu ka qabsoomo Dalka Uganda.

Shirkan ayaa lagaga hadlayey qodobo ay kamid yihiin xuduuddaha dalalka iyo arrimaha Soomaalida, gaar ahaan waxa qayb ka ah heshiiska dhex maray Somaliland iyo Itoobiya.

Wasaaradda arrimaha dibada ee Itoobiya oo ka jawaabtay marti-qaad uga yimi Wasaaradda khaarajiga ee Djibouti, ayaa sheegtay in aanay diyaar u ahayn ka qaybgalka Shirkaasi.

Qoraalka Itoobiya ayaa u dhignaa sidan: