Qaabkii ay u Dhacday Doorashada Hoggaanka Sare iyo Murashaxiinta Madaxtooyada ee Xisbiga Kulmye

Shirka 8aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ayaa maanta lagu soo gebo-gabeeyey magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, waxaana shirka lagu doortay hoggaanka sare iyo murashaxiinta madaxtooyada.