Guddida Doorashooyinka Somaliland oo soo saaray Jadwalka Doorashooyinka Ururrada iyo Madaxtooyada

Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa shaaciyey Jadwalka Doorashooyinka Ururrada iyo madaxtooyada.

Guddida ayaa sheegay in Doorashada Ururradu qabsoomayso bisha December ee sanadkan.

Sidoo kale Doorashada madaxweynaha ayaa loo asteeyey 13 November 2024.

Sidaa waxa ay ku sheegeen qaraar ay soo saareen maanta.

HALKAN KA AKHRISO: