Askarigii dilay Sarkaalka oo dil lagu xukumay

Hargeysa -(GNA)  Maxkamada Darajada Kowaad ee Ciidanka Millateriga Somaliland, ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Dable Axmed Cabdi Cabdillaahi oo Arbacadii toddobaadkii hore magaalada Lawyocaddo ku dilay Taliye Khadar Maxamed Caynaanshe.