Laba dhalinyaro ah oo ku dhintay Badda Berbera

Alle ha u naxariistee laba qof ayaa dhintay, kaddib markii ay liqday Badda Berbera.

Cabdirisaaq Ismaaciil iyo Xamse Cabdirashiid ayaa Maydkooda laga soo saaray Badda.

Ma jiro wax war ah oo wali ka soo baxay laamaha amaanka ee gobolka iyo Degmada Berbera.