Maxaa looga cabsi qabaa dibadyo cusub Kenya?

Nayroobi(GNA) Kahor inta anay bilaaban wadahadallada mucaaradka iyo dowladda Kenya ayaa dadka reer Kenya waxay walaac ka qabaan in markale mucaaradka dalkaasi hor kacaan bannaanbaxyo dadweyne oo rabsahda wata, kadib markii hoggaamiyaha mucaaradka ugu wayn Kenya Raila Odinga uu dhawaan sidaas u sheegay dad isaga taageersan oo uu meel fagaara ah kula hadlayay.