Asxaabta Mucaaridka Somaliland oo go’aamo ka soo saaray Xaalada Dalka

Hogaamiyeyaasha labada Xisbi Mucaarid ayaa goor dhoweyd soo saaray war-murtiyeed ay kaga hadleen xaalada Dalka, gaar ahaan muddo-xilleedka Madaxweynaha la doortay oo dhamaaday maanta, balse laba sannadood loo kordhiyey.

Xisbiyadda ayaa sheegay in aanay aqoonsanayn muddo kordhinta loo sameeyey madaxweynaha.

HALKAN KA AKHRI: