Somaliland: 9 Urur siyaasaddeed oo u gudbay ka qaybgalka Doorashada tooska ah

Guddida Diwaangelinta ururrada-siyaasadda iyo ansixinta asxaabta qaranka ayaa soo saaray Liiska ururrada cusub ee ku guulaystay inay u gudbaan ka qaybgalka Doorashada tooska ah ee asxaabta Qaranka.

Sagaal urur-siyaasaddeed ayaa ka soo gudbay wareegga madax-taabashada kunka qof oo ay guddidu ka fulisay lixda gobol doorasho caasimadahooda.

Guddida ayaa soo saaray Liiska Ururrada soo baxay maanta.

No photo description available.