Ciidanka Booliska Somaliland oo la barayo xuquuqda ciidamada dagaalada lagu kala qabsado

Hay’adda ICRC ayaa toobabar u qabatay 40 Xubnood oo ka Tirsan Ciidanka Boliska JSL.
Tobabarkan ayaa ku saabsanaa barashada xuquuqda Maxaabiista lagu kala qabsado dagaalada, (Code of conduct for combatants).
Ciidankan tobabarka loo qabtay ayaa isugu jiray saraakiil iyo saraakiil xigeeno kala kala yimi qaybaha kala duwan Ee Ciidanka Booliska JSL.
Ugu dambayn waxa toobabarkaasi si wada jira ugu soo xidhay Ciidanka Hoggaan xigeenka Tobabarka ciidanka Booliska ahna ku simaha hoggaanka G/le dhexe khaliif Macamuud Cali iyo Taliyaha Kuliyadda G/ Sare Maxamuud Yuusuf Cigge.