Somaliland: Ciidamada Qalabka sida oo uga digay faro-gelin siyaasiyiinta

Saraakiisha Ciidamada Milateriga iyo Booliska JSL, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay inay ka goosteen askar ka tirsani.

waxa kale oo ay siyaasiyiinta iyo warbaahinta uga digeen inay arrimaha ciidamada ka faafiyaan been abuur iyo arrimo lidi ku ah midnimadooda.

Halkan ka Daawo Muuqaal: