Prof. Samatar: Somaliland 30 sanno oo dambe ma sii noolaan karto aqoonsi la’aan”

Aasaasaha ururka HILAAC Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa fagaare uu khudbad ka jeediyey magaalada Berbera kaga hadlay waxyaabaha aqoonsigu kala maqan yahay Somaliland. “Ma Taiwan ayaa laga doonayaa aqoonsiga oo gebigeeda 12 jasiirradood oo yar yari aqoonsan yihiin”

Halkan ka Daawo Muuqaal: