Xildhibaan Indho-indho: Anigu Nin la baafiyo ma ihi, mana tegayo maxkamadda”

Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo kamida mudaneyaasha golaha guurtida ayaa si shaacsan uga jawaabay warqad ay maxkamadda gobolka Sool ku baafinayso oo la xidhiidha dacwad Madani ah oo halkaa u taalla.

Maxkamadda ayaa warqada soo saartay todobaadkan, waxaanu ku tilmaamay xildhibaanku qidad siyaasaddeed.

Halkan ka Daawo Muuqaal: