Dr. Gaboose oo lagu soo dhaweeyey Berbera

Guddoomiyaha Urur-siyaasaddeedka Barwaaqo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Berbera, halkaasoo uu ururkiisu ka furanayo xafiisyo, xadhiggana uu ka jarayo guddoomiyuhu.

Halkan ka Daawo Muuqaal: