Taliyaha Ciidanka Xeebaha oo kormeeray Taliska Berbera

Taliyaha Ciidanka ilaalada xeebaha iyo difaca badda JSL Admiral Axmed Hurre Haariye Libaax ayaa saaka kormeer ku tagay saldhiga kowaad ee Ciidanka ilaalada xeebaha ee gobolka Saaxil.

Halkan ka Daawo Muuqaal: