Dr. Gaboose oo u dhaartay asxaabta mucaaridka

Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, hogaamiyaha urur-siyaasaddeedka Barwaaqo oo hadal ka jeediyey munaasibad uu kaga dhawaaqay ururka uu aasaasay ayaa asxaabta mucaaridka doodda ku tilmaamay mid sharciga baalmarsan.

” Waxaanu u sheegay inaan Xoog, Hanjabaad iyo Siidhi Somaliland waxba lagaga qaadi karin”ayuu yidhi Gaboose.

Halkan ka Daawo Muuqaal: