Xukuumadda Somaliland: Cashar halaga barto dabkii gubay Suuqa Waaheen”

Wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland Saleeban Yuusuf Cali Koore, ayaa ku baraarujiyey dadweynaha inay ka foojignaadaan khatarta dabka.

Wasiir koore, ayaa sheegay inay muhiim tahay in cashar laga barto masiibadii ugu weynayd ee baabi’isay Suuqa Waaheen.

waxa uu kula taliyey dadka ku ganacsada suuqyada ganacsiga dalka inay isticmaalaan qalabka ka hortagga dabka.

Halkan ka Daawo Muuqaal: