Guddoomiye Faysal: Madaxweyne Muuse talo haka sugina”

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayey munaasibad xisbigiisu ku qaabiley wariyeyaal todobaad xidhnaa oo la sii daayey, ayaa sheegay in madaxweyne Muuse aan la sugayn tallo toosan oo uu dalka ka hirgeliyo.

Halkan ka Daawo Muuqaal: