Somaliland: Mashruuca Seeraha Aroorri maxaa ka qabsoomay?

๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…-๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ณ๐˜‚๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—ผ๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—๐˜€๐—น ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ (๐—ฆ๐——๐—™).

Ujeeda mashruuca ayaa ah sidii kor loogu qaadi lahaa hab nololeedka xoola dhaqatada iyo beeralayda soo saarta calafka xoolaha ee gobalka Togdheer.

ย 

Si hadaba kor loogu qaado awooda wax-soosaarka calafka xoolaha iyo caafimadka ee xoolo dhaqatada iyo beeralayda ku dhaqan deegaanada hoos yimaada gobalka Togdheer.

ย 

๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐˜…๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ:-

โžŠ kobcinta awooda wax- sooraarka calafka xoolaha ee wasaaradda Xanaanada xoolaha, sidoo kale waxaa la siin doonaa tobabaro wax ka badalaya hab nololeedkii hore ee bulshada xoolo dhaqatada iyo beeralayda ku nool deeganada gobalka Togdheer iyadoo la siin doono tobabaro ku saabsan nimaadka wax beerista iyo xoolo dhaqista casriga ah si dalkeenu ula jaan qaado wax soo saarka xalafka xoolaha ee wadamada aduunka.

โž‹ Xarunta Aroori ayaa sidoo kale noqon doonta xarun lagu daraaseeyo caafimadka iyo calafka xoolaha isla markaana talooyin lagu diin doono xoolo dhaqatada iyo beeralayda Gobalka Togdheer.

ย 

๐—œ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†:-

โžŠ Dhismaha iyo qalabayn lagu sameeyey guriga martida oo ka kooban 13 qol iyadoo loo dhamays tiray guud ahaanba agabkii iyo maacuunkii martida.

โž‹ Dayactirka dhaamka wayn ee ku yaala seeraha oo dhan 13,000 oo mitir queebic waxaana la dhigay bac biyaha haynaya Gu ilaa jiilaal.

โžŒ Dhamaystirka laba hool iyo qalabkoodii oo loogu talagalay in lagu qabto Tobabarada o

Dayactirka 60km oo lagu sameeyey xaydaanka seeraha

โž Dayactirka 4 qol oo loogu talo galay in lagu sameeyo cilmibaadhista oo ay ismaali doonaan macalimiinta iyo cilmi baadhayaasha ka howlgalaaya xarunta.

โžŽ Waxaa la dayac tiray dhismaha xafiisyada xarunta oo ka kooban qolka shirarka iyo laba xafiis oo loogu talo galay in ay isticmaalaan shaqaalaha goobtu.

โž Waxaa la sameeyey 2 taangi biyood iyo 1 barkad oo loogu talo galay in ay xaruntu isticmaasho

Waxaa la dhisay 2 dar oo loogu talo galay inay ka cabaan xoolaha kala duwan

โž Waxaa la sameeyey biyo galin iyadoo la dhigay beebab ilaa 3km oo biyaha riiga ka soo qaada keena halka lagu isticmaalayo xarunta.

โž‘ Waxaa la beeray guud ahaan 20 higter dhul ah oo laga beeray calafka xoolaha oo 13 iskugu jira 5 nooc oo hadhuudha, 3 nooc oo kala duwan oo cowsa, Galab daye, Digir iyo Murunge.

๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐—ฟ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ช๐—ค๐—›๐—ค