𝐆𝐚𝐛𝐚𝐝𝐡𝐲𝐚𝐫 𝐨𝐨 𝐥𝐢𝐱 𝐛𝐢𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐣𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐛𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐧𝐚𝐟𝐭𝐞𝐞𝐝𝐮 𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝟓-𝐤𝐮𝐧 𝐨𝐨 𝐝𝐨𝐥𝐚𝐫

𝐍𝐚𝐬𝐫𝐚 𝐂𝐢𝐬𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐂𝐚𝐥𝐢 oo 𝐥𝐢𝐱 𝐬𝐚𝐧𝐨 𝐣𝐢𝐫𝐚 waxa xannuunka 𝐖𝐀𝐃𝐍𝐀𝐇𝐄𝐄𝐃𝐀 xaqiijiyay 𝐃𝐫. 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧.

Maalmaha qaar waxa 𝐡𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐧𝐞𝐞𝐟𝐭𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐢𝐬𝐚 ee 𝐎𝐱𝐲𝐠𝐞𝐧𝐭𝐮 ay ku jirta 𝟏𝟎 𝐜𝐢𝐬𝐡𝐨, waxaaney hooyadeed sheegtay in marka waxba u tari weydo haantu ay dhakhaatiirtu ka furan, oo ay yidhaahaan ‘waxba uma tarayso ee iska daa,’.

𝐃𝐫. 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐗𝐚𝐬𝐚𝐧 oo ahaa dhakhtarkii caddeeyay in 𝐖𝐀𝐃𝐍𝐔𝐇𝐔 𝐝𝐚𝐥𝐨𝐨𝐥𝐨, ayaa waxa uu Gabadhan yar hooyadeed ku wargeliyay in dhakhaatiir ka imanaya 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚 ay imanayaan cisbitaalka Gargaar, kuwaas oo uu xusay in ay wax ka qaban karaan xaalada xannuun ee Nasra, waxaanu intaas ku daray in shuruuda ku xidhani ay tahay in loo baahan yahay in ay keento lacag shan kun oo dollar ah.

Hooyadani waxa ay sheegtay in aanay gacanteedana ku jirin gacanta xigaalkeedana ku jirin, lacagtaasi, balse nin ILLAAHEY lihii ma iishe ILLAAHEY ayaa u maqan iyada iyo intii dhibanba.

Qofkii qof ka dulqaada culayska ILLAAHEY janooyinkiisa ayuu ugu bushaareeyay, walaal aan kawada qayb qaadano sidii gabadhaayar adeeg bixin caafimaad loogu helilahaa.