Hargeysa: Ganacsade Siciid Aw Muuse iyo Suuqa Madiina ee cusub..Daawo Muuqaal

Guddoomiyaha Suuqa Madiina ee Magaalada Hargeysa Ganacsade Siciid Aw Muuse, ayaa ka hadlay xaalada Suuqaas iyo fursadaha ganacsi ee loo baahan yahay in la horumariyo.

Ganacsade Siciid ayaa kamida tujaarta heerka dhexe ee maalgashiga ka sameeyey Dalka.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAAL: