Xildhibaan Ilkacase: Madaxweyne Talada Laascaanood balaadhi”

Xildhibaan Maxamed Ilkacase oo ka tirsan Mudaneyaasha golaha Guurtida, ayaa ka dalbaday madaxweynaha inuu goleyaasha qaranka ka qaybgeliyo arrimaha talada magaalada Xiisadu ka aloosan tahay ee Laascaanood.

Xildhibaanka ayaa sheegay in ay talo qaran u baahan tahay xiisada ka taagan Sool, waxaanu sidaasi ku sheegay waraysi uu siiyey Telefishanka Bulsho.

Halkan ka Daawo Muuqaal: