Go’aanka Ciidanka Qaranka iyo Xaalada Tuko-raq

Taliska Ciidanka qaranka ee Jiida Tukaraq ayaa ka hadlay go’aankooda la xidhiidha difaaca Dalka iyo dadka halkaa ku sugan.

Sareeye guuto Faysal Cabdi Bootaan oo la hadlay Telefishanka Qaranka, ayaa faahfaahin ka bixiyey xaalada deegaankaasi ee dhanka nabadgelyada iyo horumarka.

Waxa uu sheegay inay nabadgelyada deegaankaasi sugantahay, isla markaana ciidanka Qaranku ay heegan buuxa ugu jiraan difaaca Qaranka.

HALKAN HOOSE RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

https://fb.watch/iMKXFY0ldl/