Guddoomiye Xinnif oo kala wareegay Hay’adda UNICEF gaadhi

Gudoomiyah hay’adda Qaxoontiga iyo barakacayaasha Qaranka Somaliland Cabdikariin Axmed Maxamed (Xinif) ayaa gaadhi noociisu yahay Baraado kala wareegay hay’adda UNHCR.

Gaadhigan oo noqonaya haadhigii labaad ee sannadkan gudihiisa ay kala wareegto hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaashu hay’adda UNHCR.

Gaadhigan ayaa wax badan ka tari doona hawl socodsiinta hawlaha hay’adda Qaxoontigu u hayso Somaliland.