Wasiir Taageero ku helay gadood uu kala kulmay Jinaaso

Wasiirka wasaaradda horumarinta xanaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Siciid Sulub Maxamed oo maanta ka hadlay munaasibad, ayaa sheegay inuu taageero ka helay dhacdo gadood ahayd oo lagu sameeyey xilli uu ka qaybgalay jinaaso loo sameeyey dadkii ku dhintay mudaharaadkii mucaaridku abaabuleen ee hargeysa ka dhacay.

Halkan ka Daawo Muuqaal: