Guddoomiyaha Shirkadda samaynta nashqadaha casriga ah ee Rio oo ka hadlay qaabka loo dhisi karo Suuqii gubtay ee Waaheen

Guddoomiyaha Shirkadda samaynta nashqadaha casriga ah iyo qorsheyaasha magaalooyinka ee RIO oo ka hadlay qaabka loo dhisi karo Suuqii gubtay ee Waaheen iyo dhismeyaasha ay nashqaddooda samaysay shirkaddiisu.

Warfaa Maxamed Xaaji Maxamuud ayaa ah aqoonyahan dalka dibadiisa wax ku soo bartay oo sanado ka hor aasaasay Shirkadda RIO oo dalka ku soo kordhisay nashqadayn iyo qorshe-magaaleed casri ah..

Halkan ka Daawo: